Maxames Siciid Bk ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Soomaliyeed inay doortaan Farmaajo

Bk

Hobolkii hore ee Soomaliyeed Maxamed Siciid Cabdi BK ayaa ummadda Soomaaliyeed talo dhaxal gal ah ka siiyey arrimaha doorashooyinka ee dalka ka socda, waxuuna ugu baaqay inay Madaxwayne U doortaan Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.