Daawo:Agaasimaha Tvga Universal Cabdulaahi Kulmiye oo Digniin U Diray Afhayeenka Rooble

macalimu

Agaasimaha Telelfishinka Universal Tv Cabdulaahi Xirsi Kulmiye oo ka hadlaayey kulan ay isugu yimaadeen warbaahinta dalka oo loo diiday inay soo galaan Gudaha teendada afisyoone ayaa waxuu eedeyn iyo digniin u diray Afhayeenka Rooble Macalimu ahna Xildhibaan ka tirsan Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.