Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2021

laftagareen

Maamulka Kgs oo Shaaciyey inuusan ka qayb Galeen shirkii Rooble iclaamiyey

26th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) wuxuu caddeynayaa in uusan kasoo qeybgali doonin Shirka uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane […]

deni

Puntland oo War kasoo Saartay shirkii Rooble ku Baaqay

26th December 2021 admin 0

Maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray shirka Ra’iisalwasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya ugu baaqay madaxda Maamul goboleedyada inay kasoo qayb galaan kaas oo bari ka furmaya Muqdisho. […]

rooble

Rooble oo Eedeyn u Jeediyey Madaxwayne Farmaajo

26th December 2021 admin 0

War-Saxaafadeed Musharrax gaar ah lagama aqbalayo in uu in doorashada ku takri falo. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Shaaciyey inuu Rooble ku fashilmay arimaha Doorashada

25th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo; Markuu dib u eegay Xeerkii Madaxweyne ee uu ku magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen […]

faroole

Daawo:Boqor Burhaan oo si kulul ugu Jawaabay Faroole iyo Aaranjaan

25th December 2021 admin 0

Boqor Burhaam Boqor Muuse oo ka hadlaayey dagaalkii ka dhacay Boosaaso iyo hadlkii madaxwaynaha Puntland siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxuu si caro ugu jawaabay hadal […]

acdaala

Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta oo Beeniyey Rooble inuu dhisanaayo dhulkii Ciidanka Badda

25th December 2021 admin 0

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay socdeen […]

guddomiyeciro

Daawo:Qaar kamida Guddiga Doorashooyinka oo sheegay Gudoomiye Ciro in Xilka Laga qaaday

25th December 2021 admin 0

Xubno kamida Guddiga doorashada heer Federaal ayaa sheegay inay xilka ka qaadeen Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro.

cawad

Mahad Cawid oo Baarlamaka Galmudug ugu hambalyeeyay Ansixinta Degmada Xeraale

25th December 2021 admin 0

Guddoomiye Ku-Xiggeenka 2aad ee Golaha Shacabka ayaa Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug u diray dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan Ansixinta Qaraarka Golaha Wasiirada Galmudug ee Degmada […]

boosaaso

Dekadda Magaalada Boosaaso oo maanta dib u bilowday howlaheedii shaqo

25th December 2021 admin 0

Dekadda Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland ayaa maanta dib u bilowday howlaheedii shaqo ka dib maalmo dagaal sababay qasaaro kala duwan ee ka […]

farmaajo

Daawo:Hadal jeedinta Madaxweynaha JFS ee Aas-aaska Cidanka Boliiska Soomaaliyeed

25th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda Akadeemiyada Janaraal Kaahiye kaga qayb-galaya Munaasabadda Xuska 78 guurada ka soo wareegtay Aasaaska Ciidanka Booliska […]

shirwac

Daawo:Golaha Habar gidir oo ka digtay in la xagal daaciyo Doorashada Rooble wado

25th December 2021 admin 0

Golaha hoggaaminta Beesha Habagidir ayaa Maanta soo saaray digniin culus oo ku saabsan hagar daacin ay sheegeen in lagu hayo habsami socodka doorashada Soomaaliya. Golaha […]

faroole

Daawo:Deni oo qaabilay Ergo ka qayb qaadanaysa Xal u helida xaalada Boosaaso

25th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, Madaxweynihii hore ee Puntland Sanatar […]

jamaal

Wasiir Qorsheeynta XFS oo shaqadda ka joojiyay Agaasimihii guud ee Wasaaradda

25th December 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa Shaqo ka joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan, iyada oo xilkaasi […]

rooble

Sawiro:Ra’iisul wasaaraha Rooble oo Kulan la yeeshay Midowga Musharaxiinta

25th December 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la yeeshay xubno matalaya Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen dardargelinta iyo hufnaanta […]

boqorka

Daawo:Deni oo Boqor Burhaan iyo Ismida Puntland raali Galin Siiyey

24th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,oo caawa Telefishinada iyo Warbaahinta Bulshada si toos ah ugala hadlay dadweynaha, ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo midnimada, […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes