Daawo:Deni oo Boqor Burhaan iyo Ismida Puntland raali Galin Siiyey

boqorka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,oo caawa Telefishinada iyo Warbaahinta Bulshada si toos ah ugala hadlay dadweynaha, ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo midnimada, amniga iyo horumarka Puntland iyo guud ahaan Soomaaliyeed.

Madaxwayne Deni ayaa Raali galin ka bixiyey Taladii Boqor Burhaan iyo Isimida Puntland ee ku saabsanayd xilka qaadista Taliyaha PSF ee uu gacan saray inuu Fuliyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.