Maamulka Gobolka Hiiraan oo baaq ka soo saaray Abaaraha ka jira Gobolka

cali jeyte

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan ayaa ka hadlay abaaro waxyeelo u gaystay dadka iyo duunyada oo kajira gobolka Hiiraan ee maamulka hirshabeelle.

Gudoomiye Cali Jayte ayaa sheegay hadaan si dag daga gurmad loola soo gaarin dadka gobolka hiiraan inay dhici karto dhibaato soo gaarta Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.