Xaalada Magaalada Boosaaso oo Isbadal wayn laga dareemayo Maanta

bosaaso

Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa laga dareemayaa isbadal wayn kadib markii sadexdii maalin ee la soo dhaafay uu kasocday dagaal sababay qasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo Barakicin.

Magaalada Boosaaso waxaa maanta ka jira amni iyo deganaansho waxaana dib loo furay goobihii ganacsiga sida Baqaarada lagu gado cuntada iyo goobaha kala ee ganacsiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.