Daawo:Golaha Habar gidir oo ka digtay in la xagal daaciyo Doorashada Rooble wado

shirwac

Golaha hoggaaminta Beesha Habagidir ayaa Maanta soo saaray digniin culus oo ku saabsan hagar daacin ay sheegeen in lagu hayo habsami socodka doorashada Soomaaliya.

Golaha ayaa sheegay inay u muuqato ififaalo iyo dhaq-dhaqaaqyo keeni kara xasilooni daro, colaad iyo carqaladeyn habsame u socodka iyo taaba gelinta doorashada Dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’isulwasaare Rooble.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.