Dekadda Magaalada Boosaaso oo maanta dib u bilowday howlaheedii shaqo

boosaaso

Dekadda Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland ayaa maanta dib u bilowday howlaheedii shaqo ka dib maalmo dagaal sababay qasaaro kala duwan ee ka socday magaalada Boosaaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.