Mahad Cawid oo Baarlamaka Galmudug ugu hambalyeeyay Ansixinta Degmada Xeraale

cawad

Guddoomiye Ku-Xiggeenka 2aad ee Golaha Shacabka ayaa Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug u diray dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan Ansixinta Qaraarka Golaha Wasiirada Galmudug ee Degmada Xeraale. “Guddoomiyaha waxaa  ugu mahad celinayaa Baarlamaanka Galmudug  Ansixinta Qaraarka Degmada Xeraale”.Ayuu yiri Mahad Cabdulle Cawid

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Xubnaha Golaha Gudashada waajibkaas. Wuxuu Baarlamaanka sida oo kale Ansixiyey dhowaan Qaraar la mid ah ka maanta oo lagu meelmariyey degmada Guriceel.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.