Daawo:Boqor Burhaan oo si kulul ugu Jawaabay Faroole iyo Aaranjaan

faroole

Boqor Burhaam Boqor Muuse oo ka hadlaayey dagaalkii ka dhacay Boosaaso iyo hadlkii madaxwaynaha Puntland siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxuu si caro ugu jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray madaxwaynihii hore ee Puntland Faroole ee ahaa Isimada Bari Shidaal ayaa lagu shubtay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.