Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2021

Rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku dhawaaqay in Dalku galay xaalad bini’aadanmino

23rd November 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah oo ka dhalatay abaaraha dalka ku […]

xildhibaan

Shan Xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho lagu doortay

23rd November 2021 admin 0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay doorashada shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad ee dalka. Kuraasta maanta la doortay ayaa golaha […]

cawad

Daawo:Mahad Cawad iyo Xildhibaan kale oo Bari lagu dooranayaa Dhuusamareeb.

23rd November 2021 admin 0

Guddiga doorashada Heer Federaal ayaa Maanta shaaciyay in Maalinta Berito ah lagu qaban doono Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha […]

maareeyegedotimes

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo dib loogu doortay Golaha Shacabka

23rd November 2021 admin 0

Doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Goordhow ka dhacday Xarunta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal […]

mursal

Sawiro:Guddoomiye Mursal oo Baydhabo u Tagay arimo la xariira Doorashadiisa

23rd November 2021 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG dowlad goboleedka Koofur […]

Galmudug

Galmudug oo Guriceel ka bilowday Qorshe Gole deegaan loogu Dhisaayo

23rd November 2021 admin 0

Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha ahna kusimaha Wasiirka mudane Axmed Xasan Cali Axmed Dheere ayaa maanta gaarey Degmada Guriceel oo dhawaan loo dhameystiray hannaanka degmanimo degmooyinka […]

ugaas

Ugaas Maxamed Xaashi oo ku baaqay in loo gurmado Bulshada Gedo ee ay saameysay Abaarta

22nd November 2021 admin 0

Hay’adda Al-Rahma iyo Ugaas Maxamed xaashi oo shir ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in loo gurmado Bulshada Gobalka Gedo […]

qoorqoor

Daawo:Qoorqoor oo ka hadlay Amniga Doorashada ka dhacaysa Galmudug

22nd November 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta daahfuray Shirweynaha Amniga Dowladda Galmudug kaas oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb. Shirka oo ay kasoo qeybgaleen […]

wasiir

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo xilka loo dhaariyey

22nd November 2021 admin 0

Wasiirka iyo wasiiru ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cabdisaciid muuse cali iyo maxamud cabdi Xassan Peko ayaa Maanta waxaa lagu Dhaariyey xarrunta […]

yaasin

Taliyihii Nabadsugida Yaasiin Faray oo la gudoonsiiyey Shahadada Musharaxnimda barlamaanka

22nd November 2021 admin 0

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa maanta gudoonsiiyey shahaadada murashaxnimo xubno soo buuxiyey shuruudaha musharnimada, xubnahaa oo soo buuxiyey shuruudaha musharixiinta aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, gaar […]

acdaala

Akhriso:Wasiir kuxigeenka Warfaafinta oo Difaaacay eedeyn loo Jeediyey Rooble

22nd November 2021 admin 0

Wasiirka Ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ahna La taliyaha Ra’iisalwasaare Rooble ayaa waxuu ka hadlay eedeymo loo […]

balal

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Safiirka Faransiiska ee Soomaaliya

22nd November 2021 admin 0

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa shalay oo Axad ahayd (21 November) ku qaabilay Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Faransiiska u […]

rooble

Daawo:Kulankii Dhexmaray Rooble iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee abaaraha ka jira dalka

21st November 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ka codsaday in ay qeyb laxaad leh […]

Qoorqoor

Dhalinyarada Caabudwaaq oo Digiinin iyo eedeyn udiray Madaxda Galmudug

21st November 2021 admin 0

Dhalinyarada iyo Aqoonyahanada mid ka Mid ah beelaha Soomaaliyeed ee Daga Waqooyiga Galgaduud oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ku baaqay in tartan Furan loo […]

lugadheere

Luga Dheere oo Gudoomiyey Kulan Looga hadlaayey Abaaraha ka jira Jubbaland

21st November 2021 admin 0

Madaxwayne Kuxigeenka Labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji maxmamuud “Luga Dheere” ayaa shir gudoomiyey kulan ay soo qaban qaabisay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyibka Jubbaland oo […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes