Ugaas Maxamed Xaashi oo ku baaqay in loo gurmado Bulshada Gedo ee ay saameysay Abaarta

ugaas

Hay’adda Al-Rahma iyo Ugaas Maxamed xaashi oo shir ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in loo gurmado Bulshada Gobalka Gedo oo ay saameysay Abaarta ka jirta Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.