Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2021

iikraan

Daawo:NISA oo Lagu waayey inay ku Lug lahayd Dilka Sarkaal Ikraan Tahliil

21st November 2021 admin 0

Guddigii dhawaan uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ee baarista ku waday Kiiskii Sarkaal Ikraan Tahliil Faarax ayaa soo saaray Natiijo […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Macallinka

21st November 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka Nofeembar. Madaxweynaha […]

afrika

Sawiro:Alle ha u naxariistee Marxuum Afrika oo lagu aasay Magaalada Muqdisho

21st November 2021 admin 0

Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu aasay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed “Afrika” oo xalay dhagarqabayaal ka tirsan argagixisada ku […]

boqorbuurmadow

Daawo:Boqor Buurmadow oo Daarood eedeyn Ujeediyey Habargidirna Amaanay

20th November 2021 admin 0

Boqor Buurmadow oo maalmo ka hor Muqdisho soo gaaray ayaa waxaa martiqaad u sameeyey Beesha Habargidir ee ku sugan Muqdisho waxaa uu beesha Darood ku […]

afrika

Masuul ka tirsan Warbaahinta Qaranka oo ku Geeriyooday Qarax ka Dhacay Muqdisho

20th November 2021 admin 0

Agaasimihii idaacadda Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed ayaa ku geeriyooday qarax maanta ka dhacay magaalada, Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay agagaarka Daljirka […]

wasiir

Dhagayso:Wasiirka Arimaha Dibada oo ka hadlay Xilka Laga Qaaday

20th November 2021 admin 0

Wasiirkii hore ee Arrimaha dibedda Maxamed Cabdirisaaq, ee maanta Ra’iisalwasaare Rooble xilka ka qaaday ayaa ka hadlay shaqada laga qaaday iyo xirirka u dhaxeeyey isaga […]

abaar

Mu’asasada Alraxma ayaa ka hadashay Abaaro ka Jira Gobolka Gedo.

20th November 2021 admin 0

Mu’asasada Alraxma ee Waxbarashada Iyo Horumarinta iyo Qaar kamid ah Odayaasha Gobolka Gedo ayaa ka hadlay Abaaraha Kajiro gobolka gedo, kuwaas oo dhibaato xoogan u […]

cabdishakuur

Daawo:Beel Ka Hortimid in Xildhiibaan C/shakuur Cali Mire loo xiro kursiga Hop54

20th November 2021 admin 0

Mid ka mid ah beelaha Deegaanada Waqooyiga Galgaduud oo shir ku yeeshay Dagmada Caabudwaaq ayaa ku Baaqay in aan Cidgooni ah loo Xirin Kursiga HOP054 […]

wasiir

Rooble oo Wasiirkii Arrimaha Dibada Soomaaliya Xilka ka qaaday

20th November 2021 admin 0

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS ugu magacaabay Mudane Cabdisaciid Muuse […]

Cumar

Sawiro:Guddoomiyaha Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha xarunta gurmadka deg dega ah

20th November 2021 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc dhismo oo laga fulin doono Isbitaalka Laasaleeti […]

nadiifo

Daawo:Xildhibaan Nadiifo Faarax oo Raajo ugu deeqday Isbitaalka Balanballe

20th November 2021 admin 0

Xildhibaan Nadiifo Faarax Jaamac oo kamid ah Xildhibanada Barlamaanka Soomaaliya ee waqtigooda dhamaadeen hadana ah Musharax Xildhibaan ayaa Isbitaalka Magaalada Balanballe ee gobolka galgaduud waxay […]

Doorasho

Guddiga Gobollada Waqooyi oo soo saaray Jadwalka diiwaangelinta musharaxiinta

20th November 2021 admin 0

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Gobollada Waqooyi (Somaliland) ayaa maanta billaabay diiwaangelinta Musharixiinta u tartameysa Sagaal kursi oo Golaha Shacabka ah.

dagaal

Daawo:Alshabaab oo lagala wareegay Deegaano ka tirsan Gobolka Bay.

19th November 2021 admin 0

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa argagixisada Alshabaab kala wareegay Deegaanka Ceeldoon iyo degaano kale oo ka tirsan Gobolka Bay.

rashin

Bulshada Caabudwaaq oo Raashin iyo Biyo Gaarsiiyey Reer guuraa ka yimid Mudug iyo Galgaduud

19th November 2021 admin 0

Maamulka Degmada Caabudwaaq oo kaashanaayo Odayaasha Dhaqanka Culumo owdiinka Iyo ururada Dhalinyarada iyo Haweenka oo ay wehlinayaan Musharax Xildhibaan Cabdi Sacdi Jaamac iyo Qurba Joog […]

elitehotel

Ninkii Amni darada Muqdisho Ka shaqeynayey oo sheegay inaan xamar qori lagu wadan karin

19th November 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka masuul ah amni darada ka jirta Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladda amni ee […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes