Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2021

waraabe

Faysal Cali waraabi ayaa ku tilmaamay Midowga Musharaxiinta Qayru masuul

26th October 2021 admin 0

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Doorashada Puntland iyo Dagaalka ka socda Galmudug gaar ahaan Magaalada Guriceel ayaa sheegay doorashada ka […]

shaakir

Qoorqoor oo Amray in la Daaweeyo dhaawac Ahlusuna iyo kan ciidamada Dowlada

26th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada galmudug ee dhuusamareeb ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug iyo dhaawacayada Ahlusuna. […]

Rooble

Sawiro:Rooble oo kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha Dekadaha, Daadiidka

26th October 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha Dekadaha, Daadiidka iyo hay’adaha amniga ayaa faray  in jidadka loo furo […]

GUDOOMIYEmaxkamad

Daawo:Soomaaliya oo xukun ku riday Nin Cadaan ah oo faafin jiray siraha qaranka

26th October 2021 admin 0

Matt Brydan mulkiilaha Hey’adda Sahan Reseach ayey Maxkamadda gobolka Banaadir waxay ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, taas […]

qoorqoor

Daawo:Qoorqoor oo si kulul uga hadlay Dagaalka Guriceel

26th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug Madaxweenaha ayaa ugu horeen shacabweenaha Galmudug […]

abwaanbadal

Abwaan Badal oo Deni iyo Fiqi ku eedeyey Dagaalka Guriceel inay hurinayaan

26th October 2021 admin 0

abwaan Badal Jaamac oo ka hadlaayey dagaalka ka socda Magaalada Guriceel ayaa sheegay inay hurinayaan Madaxwaynaha Puntland Siciid Deni Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Fiqi.

laftagareen

Sawiro:Laftagareen oo Saxiixay Qorshaha Hormarinta Maamulka KGS 2021-2025

25th October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Qorshaha Hormarinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya 2021-2025 oo ay soo qaban qaabisay […]

muusebiixi

Daawo:Taliska Muuse Biixi ayaa Ceerigaabo ka Bilaabay Raafka dadka kasoo Jeeda koonfurta soomaaliya

25th October 2021 admin 0

Maamulka Somaaliland ayaa saaka magaalada Ceerigaabo ka bilowday In dadka kasoo jeeda koonfurta Somaaliya Laga Saaro Gobolka Sanaag.

rooble

Sawiro:Rooble oo kormeeray dekadda Muqdisho

25th October 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tagay dekadda Muqdisho,isagoo u kuurgalay habsami u socodka howlaha dekadda. Ra’iisul Wasaaraha oo […]

dagaal

Dagaal ayaa Maalintii Sadexaad ka qarxay Guriceel

25th October 2021 admin 0

Dagaal culus ayaa maalintii sadaxaad ka qarxay saakay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, gaar ahaan aaga Jaamacada oo ay dhismayaal kudhow go’doon kuyihiin maleeshiyaad ka […]

guriceel

Dhageyso:Maamulka guriceel oo sheegay in ahlusuna laga saaray Guriceel

24th October 2021 admin 0

Gudoomiyaha Magaalada Guriceel Anas Cabdi Macalin ayaa Sheegay in guud ahaan amaanka Guriceel gacanta ku hayaan Ciidamada xooga dalka iyo kuwa Galmudug.

shaakir

Dhaawacii Ciidamada Sheekh Shaakir oo La geeyey Cadaado, Caabudwaaq iyo Gaalkacyo

24th October 2021 admin 0

Wararka ka imaanaya Magaalada guriceel ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya dagaalkii saaka mar kale dib uga bilowday Guriceel ee udhaxeeyey Ciidamada Sheekh shaakir iyo kuwa […]

rooble

Sawiro:Rooble oo Xafiiskiisa ku qaabilay Maxamed Cabdi Afey

24th October 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika Danjire Maxamed […]

shiiqshaakir

Wararkii Ugu dambeeyey Guriceel iyo Goobaha Laysku horfadhiyo

24th October 2021 admin 0

Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacaya Xabado Goos goos ah oo u dhaxeeya Ciidamada dowlada oo kaashanaya kuwa Galmudug iyo Ciidamo Daacad u […]

guudlaawe

Sawiro:Guudlaawe oo la kulmay Wakiilka QM ee Soomaaliya

23rd October 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Ambasador Jemes Swan. Kulanka ayaa […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes