Faysal Cali waraabi ayaa ku tilmaamay Midowga Musharaxiinta Qayru masuul

waraabe

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Doorashada Puntland iyo Dagaalka ka socda Galmudug gaar ahaan Magaalada Guriceel ayaa sheegay doorashada ka dhacday Puntland inay tahay faan, waxaa kaloo Midowga Musharaxiinta Hawiye ku tilmaamay rag qayru masuul ah oo waxba loo dhiiban karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.