Sawiro:Laftagareen oo Saxiixay Qorshaha Hormarinta Maamulka KGS 2021-2025

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Qorshaha Hormarinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya 2021-2025 oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Qorshaynta Maalgashiga Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Qorshahan Hormarinta ah ee Wasaaradda Qorshaynta Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay  Diyaarisay ayaa ka kooban 4 tiir oo waaweyn oo kala ah:

Hormarinta Dhaqaalaha.
Hormarinta adeega Bulshada.                       

Xojinta Amniga iyo sareynta Sharciga.
Caddaalada,Dhex-dhexadinta iyo Dardar-gelinta Siyaasada loo dhan yahay.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo furey Barnaamijka Qorshaha Hormarinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa umahadceliyey Cid waliba oo kaalin ka geysatay qorshahan oo ugu horreeyaan Howlwadeenada Wasaaradda Qorshaynta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.