Qoorqoor oo Amray in la Daaweeyo dhaawac Ahlusuna iyo kan ciidamada Dowlada

shaakir

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada galmudug ee dhuusamareeb ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug iyo dhaawacayada Ahlusuna.

Madaxwayne Qoorqoor ayaa amray Maamulada degmooyinka Galmudug inay si isku mid ah u daaweeyaan dhaawac Ahlusuna iyo kan Ciidamada Dowlada iyo kuwa galmudug.

Hadalka Madaxwaynaha Galmudug ayaa yimid xili ay Maamulada Degmooyinka Galmudug qaarkood diideen inay daaweeyaan ama la keeno deeganadooda dhaawaca ciidamada Ahlusuna.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.