Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2021

calimahdi

Cali Mahdi oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Kenya

10th March 2021 admin 0

Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed. Madaxwaynihii hore ee soomaaliya […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee UK

10th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kate Foster. […]

musaveni

Sawiro:Madaxweynaha Uganda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Soomaaliya ee Dalka Uganda

10th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa waraaqaha danjirino maanta ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Uganda, danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur). […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geerida Xildhibaan Boonoow

10th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle […]

Khayre

Khayre oo Axmed Madoobe Muqdisho Kula Kulmay

10th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyiga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Ra’iisul Wasaarahii hore ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya […]

Boonoow

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo Baydhabo ku geeriyooday

10th March 2021 admin 0

Allah u naxariistee, waxaa saaka magaalada Baydhabo ku geeriyooday xildhibaan Eng. Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa golaha Shacabka, sida ay xaqiijiyeen ehelada xildhibaanka. Xildhibaanka […]

james

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Madaafiicdii lagu tuuray Garoonka Muqdisho

10th March 2021 admin 0

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weerarkii maanta ee lix madfac ay kusoo dheceen gudaha xeyndaabka […]

Sawiro:Xukuumadda Soomaaliya oo agab iyo daawo gaarsiisay magaalada Garbahaareey

9th March 2021 admin 0

Wafdi ka socday Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayay Wasiir ku-xigeenka caafimaakda Soomalaiya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Garbahaareey ku soo dhaweeyay Maamulka magaalada, waxgarad iyo […]

corornavirus

Somalia Walking On A Tightrope Of Rights And COVID

9th March 2021 admin 0

At the outset let me say this: It is an inherent human right to protest and express one’s views and political belief without being subjected […]

ciidan

Sawiro:Ciidamdo Ka Tirsan Gorgor oo Tababar loogu qaaday Turkiga

9th March 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ururka 7aad ee Kumaandooska Gorgor oo tababar ku soo qaadanaya Dalka […]

guudlaawe

Akhriso:Magacyada wasiirada uu Magacabay Madaxweynaha Hirshabeelle

9th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay seddex Wasiir oo ka mid noqonaya Golihiisa Wasiirada kadib wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa. […]

axmedmadoobe

Hogaamiyaha Jubbaland oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

9th March 2021 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka la filayo inuu […]

Daawo:Gudigga gurmadka abaaraha degmada Baladxaawo oo bilaabay biyo dhaamin

9th March 2021 admin 0

Gudiga gurmadka abaaraha Degmada Baladxaawo Ee Gobalka Gedo ayaa bilaabay biya dhaamin loogu gurmanayo dadka xool dhaqatada ah ee ay abaarta saamaysay. Iyadoo inta badan […]

diyarad

20 kamid ah argagaxisada Alshabaab oo lagu dilay Shabeelooyinka

9th March 2021 admin 0

25 kamid ah maleeshiyaadka argagaxisada ah ayaa la dilay halka 15 kale dhaawac soo gaaray ka dib duqeyn  lala beegsaday saldhig argagaxisada ku lahaayeen inta […]

Ismaciil

Dhageyso:Ismaciil cumar geele oo ka hadlay waxa ku kalifay inuu taageero Kenya

9th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Kenya, isagoo markii ugu horreysay ka jawaabay dhaleeceyn uga timid dhinaca Dowlada federaalka Somaaliya. […]

Posts pagination

« 1 … 10 11 12 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes