Hogaamiyaha Jubbaland oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

axmedmadoobe

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka la filayo inuu Muqdisho ka qabsoomo ee looga hadlaya arimaha Doorashada.

Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyey madax ka tirsan Dowladda iyo xuno kamida Labada gole ee Barlamaanka soomaaliya.

Waxaa kaloo la filayaa inuu muqdisho soo gaaro Hogaamiyaha Maamulka Puntland Siciid cabdulaahi Deni.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.