Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2020

cadaado

Boliiska oo gacanta ku dhigay nin kufsi ka gaystay waqooyiga Gaalkacyo

21st October 2020 admin 0

Taliska booliska magaalada Cadaado ayaa qabtay eedeysane Axmed Xusen Cabdi oo ku eedeysan kiis kufsi ah oo la sheegay inuu ka qeystay magaalada Gaalkacyo qeybta […]

cabdiwaayel

Xubnaha Golaha deegaanka Gaalkacyo oo la doortay

21st October 2020 admin 0

Doorashada xubnaha golaha deegaanka dagmada Gaalkacyo oo si rasmi ah loo daahfuray 12-ki bishaan ayaa waxaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Gaalkacyo. Doorashada maanta oo […]

kismaayo

Boliiska Kismaayo oo soo bandhigay Dumar Lagu Eedeeyay Iney Xadeen ilmo Yar

21st October 2020 admin 0

Taliska Boliiska Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay Laba Dumara Oo Lagu Eedeeyay Iney Xadeen ilama Yar.

galmudug

Sawiro:Barlamaanka Galmudug oo ansixiyey Xeerka Fiqi Horgeeyey

21st October 2020 admin 0

Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo Maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen Sharciga dhismaha ciidamada Boliiska Galmudug. […]

qoorqoor

Sawiro:Qoorqoor oo ka qayb galay shirka axdi qarameedka haweenka Galmudug

21st October 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu Daahfurayey Axdi Qarameedka Haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan ku DGM. Munaasabaddan oo ka dhacday […]

wado

Sawiro:Maamulka Gobalka Banaadir oo xariga ka jaray wado Bulikeeti ah

20th October 2020 admin 0

Guddoomiye ku xigeynka maamulka iyo maaliyada Mudane Axmed Xasan iimaan ayaa xariga ka jaray wado 700 mitir ah  oo dhawaan maamulka gobalka banaadir  saaray interlock […]

muse

Madaxweynaha Somaliland oo Xariga ka jaray Mashaariic Laga Hirgeliyey Burco

20th October 2020 admin 0

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi oo gobolka Togdheer maalintii labaad ku jooga safar shaqo, ayaa maanta kormeeray mashaariic kala duwan oo laga fuliyey gudaha magaalada Burco, […]

saadaq

Daawo:Hadaladii Deni ka xanaajiyey oo wasiir Saadiq Warfaa Shaqada ku Waayey

20th October 2020 admin 0

Wasiirkii hore ee wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa ayaana kasoo Dhex muuqan wasiirada Cusub ee Ra’iisalwasaare Rooble magacaabay. […]

Farmaajo

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo oo kulan laqaatay Wasiirada Cusub

20th October 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Golaha Xukuumadda ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ka codsaday Golaha Shacabka Ansixinta Xukuumadda Cusub

19th October 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad tayo leh oo […]

hibo

Daawo:Hibo Maxamed oo sheegtay inaan Muqdisho laga soo afduubin

19th October 2020 admin 0

Maamulka iyo hey’adaha amniga degmada Guriceel ayaa sheegay in aan la afduuban Hibo Maxamed Xasan oo ay rabitaan keeda ku tagtay magaalada Guriceel.

wasiir

Akhriso:Liiska Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya

19th October 2020 admin 0

Ra’iisalwasaraha Soomaliya ayaa magacaabay golihiisa wasiirada kuwaas oo ubadan wasiiradii hore .

baxsan

Fanaanadii Qaranka soomaliyed Saynab Xaaji Cali Baxsan oo geeriyootay

19th October 2020 admin 0

Allaha u naxariistee waxaa galabta Muqdisho ku geeriyootay fanaanadii Qaranka Soomaliyeed Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ka mid ahayd fanaaniinta Soomaaliyeed taas oo mudo ku […]

Gabar

Boliiska Guriceel oo gacanta kusoo dhigay Gabar laga afduubay Muqdisho

19th October 2020 admin 0

Booliiska magaalada Guriceel ayaa Gacanta ku dhigay Hibo Maxamed Xasan oo shalay laga soo afduubay magaalada Mogdisho. Hibo ayaa sheegtay in loo diray adeeg kadibna […]

lafatgareen

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa furay Kal-Fadhiga 2aad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed

19th October 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta furay Kal-Fadhiga labaad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed isagoo khudbadiisa furitaanka kaga hadlay dhinacyo […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes