Daawo:Hadaladii Deni ka xanaajiyey oo wasiir Saadiq Warfaa Shaqada ku Waayey

saadaq

Wasiirkii hore ee wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa ayaana kasoo Dhex muuqan wasiirada Cusub ee Ra’iisalwasaare Rooble magacaabay.

Wasiir Saadiq Warfaa oo kamid ahaa Masuuliyiintii ka qayb galay Shirkii Wadatashiga Puntland ee lagu Qabtay Magaalada Garoowe Bishii Maarso 2020 ayaa hadalo uusan jeclaysan Madaxwaynaha Puntland uu shirkaas ka sheegay Xildhibaan Saadiq warfaa.

Madaxwaynaha Puntland ayaa loo malaynayaa inuu Dowlada ka codsaday Inaan Saadiq Warfaa lagu soo darin wasiirada Cusub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.