Sawiro:Qoorqoor oo ka qayb galay shirka axdi qarameedka haweenka Galmudug

qoorqoor

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu Daahfurayey Axdi Qarameedka Haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan ku DGM.

Munaasabaddan oo ka dhacday xarunta madaxtooyada oo ay soo agaasintay wasaaradda Haweenka & Xuquuqul Insaanka Galmudug, sidoo kalana ay soo qaybgaleen xubno ka tirsan labad golle DGM, ururada Haweenka iyo hay’adaha u qareemada Dumarka.

Madaxweynaha Galmudug oo munaasabadda xiray ayaa bogaadiyey xeerkaan dhiirigelinayo siyaasadda loo dhanyahay, Hal-abuurka, difaacayana sharafta iyo karaamadda dumarka, si loo gaaro nabad iyo horumar waara.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.