Daawo:Magaalada Baydhabo oo laga daahfurey Barnaamijka Baxnaano qeybtiisa Koonfurgalbeed

saadiq

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Amb. Dr Cali Saciid Faqih ayaa maanta Baydhabo ku daahafurey kulan kusaabsan heerka howlgalka barnaamijka Baxnaano iyo daahafurka Barnaamijka caawinta qoysaska ayaxa saameeyey ee ku nool deeganada Koonfur galbeed.

Waxaana daahafurka barnaamijkaasi qeyb ka ahaa sii hayaha wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Sadiiq Warfaa , wasiiro, Xildhibaano katirsan Dowlad Goboleedka KGS Maamulka Gobolka Baay, qaar ka mid ah agaasimiyaasha wasaaradaha KGS iyo Mas’uuliyiin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.