Daawo:Kaluumaysatada Laasqorey oo codsi udiray Madaxwayne Deni

deni

Kullumaysatada degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa dawladda Puntland ka codsaday in loo sameeyo marso kalluumaysi oo ay ku xirtaan gadiidka ay ku kalluumaystaan iyo qaboojiyaal ay ku kaydsadaan kalluunka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.