Daawo:Xildhibaan Gaarigiisii wareejiyey kadib Markii Boliiska Caabudwaaq gaari la’aan ku dhacay

ugaas

Xildhibaan Axmed Maxamed Faarax “Cusaama” oo kamida Barlamaanka Labaad ee Galmudug ayaa Gaarigiisii waxuu ku wareejiyey Saldhiga Boliiska Degmada Caabudwaaq oo ay ku dhacday Gadiid la’aan.

Goobta uu Xildhibaan Cusmaama ku wareejinaayey Garigiisa ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ugaaska Guud ee Beesha Sade Ugaas Maxamed, oday dhaqameed, Maamulka Degmada Caabudwaaq iyo Taliska Booliiska Degmada Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.