Daawo:Diiwaan Galinta Ciidmada oo dib uga Bilaabatay Baladxaawo

Ciidan

Ciidamada xooga dalka Soomaaliya ee ku sugan xerada UK
ee Degmada BaladXaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa soo gaaray saraakiil ka soctay dowlaad federaalka ah ee Soomaaliya.

Saraakiishaan soo Gaaray Degmada Baladxaawo ayaa halkaas ka bilaabeen Diiwaan Galinta ciidamada aan Horay loo diiwaan Galin waxayna Tagi doonaan degmooyinka gobolka Gedo oo dhan sida ay sheegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.