Akhriso:Amisom oo xirtay Xerada Xalane 30ka maalmood ee soo socota

amisom

War Qoraala oo kasoo baxay Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ayaa lagu sheegay in la joojiyay dhammaan dhaq-dhaqaaqyadii gudaha Xerada Xalane mudo 30 Cisho ah kaas oo looga hortagayo faafida Cudurka CoronaVirus.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.