Sawiro:Agaasimihii Warfaafinta Gobolka Gedo oo lagu soo dhaweeyey Degmada Buurdhuubo

rubaan

Agaasimihii Warfaafinta Gobolka Gedo Rubaan Ali Farah Ayaa Gaaray Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo Oo Maanta Siweyn loogu soo dhaweeyey.

Soo dhaweynta Agaasimaha Rubaan Cali Faarax ayaa waxaa ka qayb qaatay maamulka Degmada Buudhuubo iyo qabaha kala duwan ee Bulshada Buurdhuubo.

Agaasime Rubaan ayaa ah Aqoon yahay wax kabadan kusoo kordhinaya Bulshada Gobolka Gedo Gaar ahaan Degmada Buurdhuubo oo Maanta si diiran loogu soo dhaweeyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.