Daawo:Dhagaxdhigii Garoonka Diyaaradaha Degmada Baladxaawo

macalimu

Gudoomiye kuxigeenka gobolka gedo ahna madaxa amniga iyo siyaasada gobolka Gedo mudane usmaan nuux xaaji Macalimow oo ay wehliyaan maamulka Degmada Baladxaawo iyo kan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa dhagax dhigay garoonka diyaaradaha oo ay yeelan doona Degmada Baladxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.