Dowladda Soomaaliya oo joojisay duulimaadyadii rakaabka ee gudaha dalka

omaar

Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow ku dhawaaqday in la joojiyay duulimaadyadii isaga kala gooshi jiray gudaha dalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.