Allaha Unaxariisyee Aaskii Marxuun Cabdulaahi Cali kooshin oo Bari dhacaya

cabdulaahi

Allha Unaxareestee Cabdulaahi Cali Kooshin oo ku dhintay Magaalada London Caasumada dalka Ingiriiska Maalintii Axada ahayn 22/03/2020 ayaa waxaa la aasaaya Maalinta Bari ah hadii ilaahay Idmo oo taariiqda Tahay 28/03/202.

Aaska Marxuun Cabdulaahi Cali Kooshin ayaa waxuu ka dhacayaa Qabuuraha Muslimiinta ee Bariga London Garden Peace 57 Elmbridge Road, IG6 3SW Ilford, Redbridge, United Kingdom.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.