Daawo:Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Soo dhaweeyey Dayn Cafinta Soomaaliya.

laftagareen

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfurgalbeed CabdiCasiis Laftagareen oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxuu soo dhaweeyey qorshaha Dayn Cafinta Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.