Daawo:Madaxwayne Waare Dayn Cafinta Faa’iido badan Bay uleedahay Hirshabeele

Waare

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeele Maxamed Cabdi waare ayaa soo dhaweeyey qorshaha Dayn Cafinta Soomaaliya.

Madaxwyane waare ayaa sheegay qorshaha dayn cafinta inuu Hirshabeele u sahli doono sidii loo hawl galin lahaa Warshadaha Sokorta iyo tan Dharka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.