Dowlada Soomaliya ka hadashay imaanshaha diyaarada Itoobiya Hargaysa

omaar

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada XFS mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad oo goordhaw la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in diyaaradda Ethiopia Airline ee ka degtay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa iyadoo duulimaadka caalamiga ahi ka xayiranyahay dalka ay uga degtay ogolaansho ay siisay dowladda Soomaaliyeed.

Sida aad la socotaan Wadanku waxaa uu leeyahay sharuuc shuruucdaasina wadanka oo dhan ayay qabataa diyaaradda Ethiopa Airline Hargeysa iyo meelaha kale ee ay ka dageyso waxay ogolaansho uga haysataa dowladda Soomaaliyeed”ayuu yiri wasiir Oomaar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.