Akhriso:Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed

koonfur

Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya, Xildhibaan Xasan Cabdinuur Aaden (Xasan Aalbaro) ayaa Maanta oo Arbaco ah Magacaabay Guddi ka kooban 15 xubnood oo ka shaqayn doona qaban qaabada doorashada Af-hayeenka Baarlamaanka ee maamulkaasi.

Halkan ka aqriso Warqadda Magacaabista Guddiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.