Daawo:Qarax Muqdisho ka dhacay oo Qasaaro gaystay

qarax

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay qarax kaas oo ka dhacay Maqaaxi kutaala Agagaarka Isgoska Sayid, Waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaaro iskuga jira dhimasho dhaawac iyo burbur hantiyadeed.

Qarxaan ayaa waxaa ku nafwaayey sida ay sheegayaan dad Goobjoogayaal ah Sadex Qof oo isku Qoys a.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.