Daawo:Xildhibaanada Mandera oo Soo saaray Hadal kadhana Wasiir Janan

mandera

Xildhibaanada Mandera oo kulan ku yeeshay Xarunta ay ku lee yihiin Magaalada Mandera ayaa waxay Madaxwaynaha Kenya Uhuru ka codsadeen inuu Ciidamada Jubbaland ka saaro Magaalada Mandera.

Dhanka kale Xildhibaanadaan ayaa waxay eed dusha uga Tuureen Afhayeenka Boliiska Kenya oo shalay sheegay inuusan Mandera wax dagaala oo ka dhacay uusan Jirin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.