Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2019

lacag

Jaaliyadda Kenya oo Lacag ugu Deeqday Dadka Fataahaddu saamaysay ee Beledwayn

30th November 2019 admin 0

Daawo:JigJiga Xisbiga Soomalida oo ku beeray Xisbiga Talada haya ee dalka Itoobiya

30th November 2019 admin 0
No Image

Soomalida Ku dhaqan Nairobi oo soo dhaweeyey heshiiskii Madaxwaynayaasha Kenya iyo Sommaaliya

30th November 2019 admin 0
No Image

Madaxwayne farmaajo oo dalka dib ugu Soo laabtay

30th November 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii magaalada Addis ababa ee xarunta […]

No Image

Baardheere:Ciidamada xoogga dalka oo ku wajahan deegaanno ay ku dhumalaysanayaan Shabaab

30th November 2019 admin 0

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee fariisinkooda yahay Degmada Baardheere ayaa bilaabay howlgal balaaran oo ay Al-Shabaab kaga saarayaan deegaanno dhaca Galbeedka Degmada Baardheere oo maalmahii […]

aqalka sare

Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Shirkadaha Dalka

30th November 2019 admin 0

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa ku ansixiyay  Hindise sharciyeedka Shirkadaha Dalka. Kulakii 17aad ee Kalfadhiga 6aad […]

dalays

Gudoomiye Mursal oo Guddi u Saaray Xayiraadii Xildhibaan Daleys

30th November 2019 admin 0

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa guddi  u saaray xayiraadii dhawaan la saaray Xildhibaan Daleys Xasan Aadan. Qoraal loo direy Guddiga Arrimaha Gudaha iyo […]

Wasiir Saadiq Warfaa oo Brussels wada-hadallo kula leh madaxda ururka Midowga Yurub

30th November 2019 admin 0

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliye, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ku sugan magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub ayaa halkaasi […]

Xildhibaan Beeniyey inay Ciidamo Itoobiyaan ah yimadeen Dhuusamareeb

29th November 2019 admin 0

Xildhibaan Cabdixakiim Macalin oo ka tirsan Barlaamanka Soomaliya ayaa waxuu sheegay qoraal uu kusoo qoray bartiisa Facebooga inaan Ciidamo Itoobiyaana oo yimid Dhuusamreeb aysan Jirin. […]

deni

Daawo:Dhibaato ka taagan degaano ka tirsan gobolka Barri iyo Deni oo Imaaradka u qaraabasho doontay

29th November 2019 admin 0

Dhibaato ayaa ka taagan degaano ka tirsan gobolka Barri halkaas oo roobab lixaadleh oo ka da’ay ay jareen waddooyinkii loo marayay deegaanadaas. Waxaa go’ay wadooyinka […]

masjid

Daawo:Jaabuti Daahfurka Masaajid Wayn oo uu dhisay Turkiga

29th November 2019 admin 0

Sawiro:Soomaaliya oo soo dhaweysay dib u habeynta qaab-dhismeedka IGAD

29th November 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shir-Madaxeedka joogtada ah ee 13-aad ee IGAD ayaa soo dhaweeyey qorshaha dib u […]

Axmed Madoobe oo ku Fashilmay kulamadii Safiirada Caalamka u fadhiya Soomaaliya.

29th November 2019 admin 0

Hogaamiyaha Isdoortay Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula kulmey Safiiradda Dowlada Denmark u qaabilsan dalalka Soomaaliya, Kenya, Eritrea […]

No Image

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Siyaasadda Iyo Istaraatiijiyadda Qaran Ee Isgaarsiinta Iyo Teknoolojiyadda

29th November 2019 admin 0

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda qaran ee isgaarsiinta iyo teknoolojiyadda, […]

shabab

Duqaymo ka dhacay Jilib oo lagu Dilay Horjoogayaal ka tirsan Shabaab

28th November 2019 admin 0

Duqeyn caawa ka dhacday duleedka degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa amniyaadka Al-Shabaab iyo darawalkiisii, xilli ay ka bexeen […]

Posts pagination

1 2 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes