Gudoomiye Mursal oo Guddi u Saaray Xayiraadii Xildhibaan Daleys

dalays

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa guddi  u saaray xayiraadii dhawaan la saaray Xildhibaan Daleys Xasan Aadan.


Qoraal loo direy Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha ayaa lagaga dalbaday in muddo labo todobaad gudahood Baarlamaanka ku hor-keenaan warbixin dhameystiran oo ku saabsan xayiraadii lagu sameeyay Xildhibaan Daleys Xasan Aadan.

Xildhibaan Daleys Xasan Aadan ayaa dhawaan Xldhibaanadda Golaha shacabka hortooda ka sheegtay in  laga xiray In ay tagto Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo,islamarkaana ay ka dambeeyeen ciidamadda Nabadd Sugidda (NISA).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.