Daawo:Dhibaato ka taagan degaano ka tirsan gobolka Barri iyo Deni oo Imaaradka u qaraabasho doontay

deni

Dhibaato ayaa ka taagan degaano ka tirsan gobolka Barri halkaas oo roobab lixaadleh oo ka da’ay ay jareen waddooyinkii loo marayay deegaanadaas.

Waxaa go’ay wadooyinka Soo gala Gobolka Gaardafuu waxaana xayirmay Dhaq dhaqaaqii Bulshada, dhanka kale Hogaamiyaha Puntland saciid Cabdulaahi Deni ayaa waxuu qaraabasho u aaday dalka Imaaradka sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.