Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2019

karsh

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland oo daahfuray Mashruuc lagu daaweynayo Xoolo gaaraya 3 Milyan

31st August 2019 admin 0
No Image

Akhriso:Axmed madoobe oo ka hadlay Xayiraadii lasaaray

31st August 2019 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Jubbaland Axmed madoobe oo dhawaan isku doortay Kismaayo ayaa waxuu ka hadlay Cunaqabataynta Lasaaray.

odawaa

Daawo:Kooxdii Damjadiid oo Musharaxa Madaxwaynaha Galmudug u doortay Odawaa

31st August 2019 admin 0

Xaflad dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa Ururuka DamJadiid ku iclaamiyeen murashaxa madaxwaynaha Galmudug umatalaya oo ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdirixmaan Odawaa Xafladda […]

No Image

Daawo:Taliyihii hore ee Booliska Bashiir Cabdi Maxamed oo maanta xilka ku wareejiyay Taliyaha Cusub

31st August 2019 admin 0
No Image

Daawo:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la dardaarmay dhalinyaro tababar ciidan loogu qaaday dalka dibadiisa

31st August 2019 admin 0

Daawo:Caruur iyo Haween lasoo qasbay oo Bananbax ka dhigay Magaalada Kismaayo.

31st August 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay Bananbax ay sameeyeen Caruur iyo haween uu soo qasbay Madaxwaynihii hore ee Jubbaland Axmed Madoobe kuwaas oo looo sheegay inay […]

No Image

Dowladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub Oo Kala Saxiixday Heshiis Lagu Dhisayo Waddooyinka Muqdisho Iyo Berbera

31st August 2019 admin 0

Wasiirka Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, iyo agaasimaha guud ee midawga Yurub ee horumarinta caalamiga ah, Mr Stefano Manservisi ayaa si wadajir ah […]

No Image

Daawo:Wasiirkii Hore Amniga Jubbaland oo Diyaraadii uu lasocday Laga Reebay

31st August 2019 admin 0

Wasiirkii hore ee Amnuga Jubbaland Cabdirishiid Janan ayaa waxaa laga reebay Diyaarad uu lasocday Taas oo kasoo baxday Degmada Doolow kuna sii jeeday Magaalada Kismaayo […]

No Image

Daawo:Madaxwayne Farmaajo iyo Ra’iisalwasaaraha Japan oo wada Kulmay

31st August 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan u joogay dalka Japan ka qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa maanta wada-hadallo […]

wasiir

Daawo:Wasiirka cadaaladda oo bogaadiyay Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta isagoo uga mahad celiyay talihii hore

31st August 2019 admin 0

Sawiro:Taliyaha Cusub ee Ciidamada Asluubta oo xilka lawareegay

31st August 2019 admin 0

Xaflad ay xilka ku kala wareegayaan Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Somaaliyeed Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan iyo taliyihii hore Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir […]

Sawiro:Ciidamada Jabuuti oo si diiran loogu soo dhaweeyey Dhuusamreeb

31st August 2019 admin 0

Ciidamo ka Tirsan kuwa Midowga Afrika AMISOM gaar ahaan kuwa jabuuti ayaa goordhaweyd gaaray magaaladda Dhuusa-mareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug.  Ciidamadaan ayaa kasoo baxay Degmadda […]

Daawo:Daawo xaalada guud ee magalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar

31st August 2019 admin 0

Magaalada dhagaxbuur ee xarunta goblka jarar waa magalada sadexad ee ugu weynta degaanka Soomaalida Magaalada dhagaxbuur waxay samaysay isbadal dhinaca dhagalaha iyo horumarka ah. Daawo […]

Daawo:Caabudwaaq Munaasabad lagu furayay sanad dugsiyeedka 2019-2020 ee iskuulka Bilaal

31st August 2019 admin 0

Magaalada Caabudwaaq waxaa ka dhacday Munaasabad lagu furaayey sanad dugsiyeedka 2019-2020 ee iskuulka Bilaal kaas oo ka soo qayb galeen maamulka Degmada Caabudwaaq, Walaadiin, Macalimiinta […]

warfaa

Akhriso:Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kudhawaaqday inay Bari fasax tahay

30th August 2019 admin 0

Muqdisho August 30, 2019 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxay ku wargelineysaa Dhammaan Hey’addaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed iyo Hey’addaha Gaarka loo leeyahay Shaqaalahooda in ay […]

Posts pagination

1 2 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes