Daawo:Caruur iyo Haween lasoo qasbay oo Bananbax ka dhigay Magaalada Kismaayo.

Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay Bananbax ay sameeyeen Caruur iyo haween uu soo qasbay Madaxwaynihii hore ee Jubbaland Axmed Madoobe kuwaas oo looo sheegay inay Sameeyaan Bananbax looga soo horjeedo Cunaqabatayntii lasaaray Diyaaradaha imaanaya Magaalada Kismaayo.

Diyaaradaha Tagaya Kismaayo ayaa waxaa marar badan raacay Sirdoonka iyo wasiirada Kenya qaar kamida kuwaas oo ogalaansho ka haysan Dowlada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.