Daawo:Kooxdii Damjadiid oo Musharaxa Madaxwaynaha Galmudug u doortay Odawaa

odawaa

Xaflad dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa Ururuka DamJadiid ku iclaamiyeen murashaxa madaxwaynaha Galmudug umatalaya oo ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdirixmaan Odawaa

Xafladda waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku-Xigeenka 1aad ee aqalka sare mudane Abshir Maxamed Axmed, xildhibaanno ay ka mid yihiin Axmed Macallin Fiqi, Mahad salaad, Cabdi qaybdiid, Taliyihii hore ee Nabadsugida Soomaliya Cabbdullahi Maxamed Cali Sanbalolshe iyo Xubno sare oo kamida Xisbigii Damjadiid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.