Akhriso:Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kudhawaaqday inay Bari fasax tahay

warfaa

Muqdisho August 30, 2019 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxay ku wargelineysaa Dhammaan Hey’addaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed iyo Hey’addaha Gaarka loo leeyahay Shaqaalahooda in ay tahay fasax Ciidda Sannadka Cusub Awgeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.