Daawo:Caabudwaaq Munaasabad lagu furayay sanad dugsiyeedka 2019-2020 ee iskuulka Bilaal

Magaalada Caabudwaaq waxaa ka dhacday Munaasabad lagu furaayey sanad dugsiyeedka 2019-2020 ee iskuulka Bilaal kaas oo ka soo qayb galeen maamulka Degmada Caabudwaaq, Walaadiin, Macalimiinta iyo maamulka Iskuulka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.