Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2019

No Image

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy oo Kenya kala hadlaaya Xirirka Xumaaday ee somaliya iyo Kenya

5th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa goor dhaw u ambabaxaya […]

qamar

Daawo:Wasiirka Haweenka Jubbaland oo gabi ahaanba qaadacdey shirka Haweenka Qaranka uga socda Muqdisho

5th March 2019 admin 0

Wasiiradda Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka Jubaland Qamar Deeq Qaliif ayaa waxay kahadashay shirwaynihii Haweenka ee lagu qabtay Magaalada Muqdisho kaas oo looga hadlayo aayaha Haweenka […]

Godax

Wasiir Goodax Barre ayaa kulan qaatay wasiirada waxbarshada Mamul Goboleedyada

5th March 2019 admin 0

Wasiirka wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wasiirada  waxbarashada  maamul gobaleedyada […]

Garbaaharay

Top News:Maxkamada Garbahaaray ayaa dil ku fulisay Nin Gabar Kufsaday

5th March 2019 admin 0

Maxkamada Degmada Garbahaarey Ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa waxay Saakey Dil Toogasho Ah Ku Fuliso Danbiile Maxamuud Cali Xaamuud Oo 32 Jir Ah, Maxamuud ayaa […]

No Image

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Addis Ababa

5th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray Addis Ababa ,iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Ra”iisul Wasaaraha Itoobiya. Muddane Maxamed […]

No Image

Madaxweynaha Farmaajo oo u dhoofay Dalka Itoobiya

5th March 2019 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka dhoofaya Garoonka Aadan Cabdulle, waxayna kusii jeedaan magaalada Addis Ababba. Muddane […]

oomar

Muuqaal:Wasiiro ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Iyo Maamulka Koonfur Galbeed oo Gaaray Degmada Baraawe.

5th March 2019 admin 0

Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Garoomadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Sallaad Oomaar ayaa Gaaray Degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Hoose. Wefdigan ayaa waxaa Wasiirka […]

No Image

Daawo:Sadex Qof oo Biyo la’aan ugu dhigtay Somaliland

5th March 2019 admin 0

Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Soomaliland Saleebaan Cali Koore oo inta Badan ku mashquulsan waxaan loo dirsan sida Arimaha Puntland ayaa waxuu sheegay in sadex qof […]

axmed

Xog Hoose:Xildhibaan Xasan yare waa inaan difaacno Axmed Madobe maadama uu biilo Agoon

4th March 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay shir uu so abaabulay xildhibaan Xasan Yare oo ka tirsan barlamaanka federaalka Soomaaliy ayna isku jifo hoose yihiin Madaxweyne Axmed […]

luuq

Daawo:Luuq Masuuliyiin ka socota Dowlada Soomaliya ayaa kulamo la qaatay qayabaha kala duwan ee bulshada

4th March 2019 admin 0

Maamulka Degmada Luuq iyo Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo tan dowlad goboledka Jubbaland ayaa maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee […]

No Image

Daawo:Kaluumaysatada Boossaaso oo sheegay dalka inaysan Dp World Lahayn ee Soomali leedahay

4th March 2019 admin 0

kaluumeysatada Magaalada Ganacsiga Puntland ee Boosaso ayaa cabasho ka muujiyay amar shalay ka soo baxay Xukuumadda Puntland oo lagu amray iney isaga guuraan suuqa kalumeysiga […]

No Image

Daawo:Madaxwyanaha koonfurgalbeed oo ka qayb Munaasbad Qalabjibinta Ardayda Jamacada Ganaane

4th March 2019 admin 0

Madaxweynaha Maamulka iyo gudoomiyaha golaha wakiilada KoonfurGalbeed ayaa waxay ka ka qeyb galay Munaasbada qalin jibin arday ka baxday Jaamacada Ganaane ee Magaalada Baydhabo, waxaa […]

carabay

Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka taageray lacagtii laga jaray Galmudug iyo ciidamadii lawareegay Madaxtoyada Cadaado

4th March 2019 admin 0

Madaxweyne kuxigeenka maamulka goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa waxuu soo dhaweeyey Ciidamadii habeen kahor la wareegay Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ee Magaalada […]

ilyaas

Daawo:Haweenka Ku Dhaqan Melbourne oo Tacsi u direy Ehelada Caaisha Ilyaas

4th March 2019 admin 0

Kulan tacsi iyo duco ah oo ay soo qaban qaabiyeen Haweenka Magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa waxay Marka hore tacsi udireen qoyskii ay ka […]

wabi

Muuqaal:Booliska Baladweyne ayaa Amaro Dul Dhigay Dadka Qashinka Ku Quba Wabiga Shabeele

4th March 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 21 22 23 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes