Muuqaal:Wasiiro ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Iyo Maamulka Koonfur Galbeed oo Gaaray Degmada Baraawe.

oomar

Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Garoomadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Sallaad Oomaar ayaa Gaaray Degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Hoose.
Wefdigan ayaa waxaa Wasiirka Ku wehlinaya wasiirka gaadiidka ee mamul gobleedka konfur galbed Xasan Maxamed xuseen Eeley, Waxaa kaloo wadtiga wasiirada Weheliyey safiirka Dowlada Soomaliya u fadhiya Dalka Kenya Tarsan

Ujeedka ay Wafuudan u gaareen Degmada Baraawe ayaa waxay tahay sidii ay Halkaasi kulamo ugula yeelan lahaayeen Maamulka Degmada iyo Bulshadda Degaankaasi ku dhaqan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.