Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka taageray lacagtii laga jaray Galmudug iyo ciidamadii lawareegay Madaxtoyada Cadaado

carabay

Madaxweyne kuxigeenka maamulka goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa waxuu soo dhaweeyey Ciidamadii habeen kahor la wareegay Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ee Magaalada Cadaado halkaas oo ay fariisin u ahayn maleeshiyo Beeleed.

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa waxuu dhanka kale soo dhaweeyey Lacagtii dowlada Soomaliya Siin jirtay Galmudug oo Joogsatey kadib markii loo isticmaalay hab kaduwan kii hore oo ah kicinka, iska horkeenida Bulshada Galmudug iyo dano Shaqsiyadeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.