Daawo:Haweenka Ku Dhaqan Melbourne oo Tacsi u direy Ehelada Caaisha Ilyaas

ilyaas

Kulan tacsi iyo duco ah oo ay soo qaban qaabiyeen Haweenka Magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa waxay Marka hore tacsi udireen qoyskii ay ka baxday Caa’isha Ilays waxayna ugu baaqeen maamulka Puntland inay sharciga ku fuliyaan Nimaanka dhibka Xun kula kacay Caa’isha Ilays.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.