Daawo:Kaluumaysatada Boossaaso oo sheegay dalka inaysan Dp World Lahayn ee Soomali leedahay

kaluumeysatada Magaalada Ganacsiga Puntland ee Boosaso ayaa cabasho ka muujiyay amar shalay ka soo baxay Xukuumadda Puntland oo lagu amray iney isaga guuraan suuqa kalumeysiga iyo marsada Boosaso.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland oo la ogaysiiyay dhammaan laamaha dowladda ay khusayso ayaa lagu amray ganacsatada kalluunka in ay isaga guuraan dekada iyo suuqa ganacsiga kaluunka ee ku yaalla gudaha dekedda Boosaaso.

Ganacsatada Kaluunka Magaalada Boosaaso ayaa waxay sheegen inaan si wanagsan loola dhaqmin iyadoo tixgalin gaara lasiinayo shirka imaaradka ee Dp World halka Ganacsatada Kaluunka Puntland Laga tixgalin lahaa lana garab siin lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.